
Mahdi Guuleed “Sidii Farmaajo guriga cad looga saari lahaa inaan ka wada-hadalno soo maaha?”
Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka Soomaaliya Mahdi Maxamed Guuleed oo hadal ka jeediyay Shirka Madasha Aragti Wadaaga ee Machadka Heritage oo galabta…

Xasan Sheekh oo sheegay ‘wadada kaliya’ ee xal looga gaari karo muranka doorashada
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo ka mid ah xubnaha ugu saameynta badan golaha Midowga Musharixiinta u taagan…
Galmudug iyo Puntland oo ku heshiiyey qodob la xiriira doorashada iyo mid kale
Madaxweynayaasha maamullada Galmudug iyo Puntland, Axmed Cabdi Kaariye (Qoor Qoor) iyo Siciid Cabdullahi Maxamed (Deni) oo maanta shir ku yeeshay…
DF oo war kasoo saartay weerarkii lagu soo qaaday magaalada Muqdisho
Afhayeenka Booliiska Soomaaliyeed, Sadiiq Adan Cali (Duudishe) oo shir jaraa’id u qabtay wariyeyaasha ayaa faah faahin ka bixiyey dagaal khasaare geystay…
Cabdi Xaashi oo dalbaday in la joojiyo qabashada doorashada 2021-ka
Guddoomiyaha golaha aqalka sare ee baarlamaanka Soomaaliya, Cabdi Xaashi Cabdullahi & siyaasiyiinta ka soo jeeda gobollada waqooyi ayaa si wadajir…
Xog cusub: Maxaa ka jira in Madaxweyne Farmaajo aqbalay in la duqeeyo Jubbaland?
Warar hoose oo isa soo taraya ayaa muujinaya in MD Farmaajo lagu qanciyey in dagaalka jubaland loo adeegsado xeelado meleteri…
Xasan Sheekh: Ma jirto xikmad tilmaameysa inay Soomaaliya jarto xiriirka Kenya
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo caaw marti ku ahaa madal loogu magac-daray Doodsan oo su’aalo lagu weydiiyey…
Al-Shabaab oo toogasho iyo gacan goyn ka geystay Sh/Hoose iyo Sh/Dhexe
Ururka Al-Shabaab ayaa saacadihii lasoo dhaafay xukunno kala duwan ka fuliyey deegaano ka kala tirsan gobollada Shabeellada Hoose iyo Shabeellada…
Maqalle: Gabadhii Meles Zenawi oo xabsiga loo taxaabay
Gabar uu dhalay Ra’iisul Wasaarihii hore ee Itoobiya, Meles Zenawi, ayaa xabsiga la dhigay, sida ay shaacisay hooyadeed.
11-cisho kadib RW Rooble oo dib ugu soo laabtay Muqdisho
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa galabta soo gaba-gabeeyey safarkii uu ku tegay deegaanada Puntland iyo Galmudug oo uu…