Soomaali 24 Media Network
Warbaahin xog ogaal ah
Wasiirkii hore ee gaadiidka iyo duulista hawada xukuumadda Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Salaad Oomaar ayaa bixiyey wareysi uu uga hadlay seddax…
Korney Cabdullahi Maxamed Cali (Cabdullahi Nasri) oo ahaa sarkaal ka tirsan sirdoonka Jubbaland, horayna loogu xiray magaalada Muqdisho ayaa sheegay…
Wasiirka warfaafinta xukuumadda mudo xileedku ka dhamaaday ee Soomaaliya Cismaan Abuukar Dubbe ayaa mar kale ku celiyey inay muhiim tahay…
Madaxweynaha dowlad goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) oo galabta hadal ka jeediyey Shirka Madasha Aragti Wadaaga ee Machadka…
Taliyaha ciidanka Booliska Soomaaliyeed S/Gaas Cabdi Xasan Maxamed (Xijaar) ayaa farriin amniga la xiriirta u diray taageerayaasha xulalka Galmudug iyo…
Madaxweynaha dowlad goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) oo Garowe uga qeyb galaya Shirka Madasha Aragti Wadaaga ee uu…
Wasiirka amniga Soomaaliya Xasan Xundubey Jimcaale oo ka hadlay banaanbaxyadii maanta ka dhacay magaalada Muqdisho ayaa sheegay inay soo abaabuleen…
Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa galabta inta uusan kasoo ambabixin magaalada Garowe waxa uu faahfaahin ka bixiyey waxyaabihii…
Maamulka gobolka Banaadir ayaa soo saaray amar cusub oo looga hor tegayo dabka, iyadoo marar badan uu khasaare geystay dab…
Ururka Al-Shabaab ayaa aahiyey markii ugu horreysay magacyada iyo muuqaallada raggii sanadkii hore ee 2019-kii weeraray hotelka DusitD2 ee magaalada…
Copyright © 2023 Soomaali 24 Media Network
Design by ThemesDNA.com
WhatsApp Nagala soo xidhiidh