Leave a Comment on Mustaf Dhuxulow oo si kulul u weeraray Farmaajo iyo Fahad hal arina ku taageeray Deni iyo Madoobe
wax badan sii aqri Mustaf Dhuxulow oo si kulul u weeraray Farmaajo iyo Fahad hal arina ku taageeray Deni iyo Madoobe

Mustaf Dhuxulow oo si kulul u weeraray Farmaajo iyo Fahad hal arina ku taageeray Deni iyo Madoobe

Xildhibaan Mustaf Sheekh Cali Dhuxulow oo ka hadlay arrimaha doorashada Soomaaliya iyo sida ay wax u socdaan ayaa dowladda dhexe…

Leave a Comment on Maxay Madaxtooyada Galmudug ka tiri mooshinka la sheegay in laga abaabulayo Qoor Qoor?
wax badan sii aqri Maxay Madaxtooyada Galmudug ka tiri mooshinka la sheegay in laga abaabulayo Qoor Qoor?

Maxay Madaxtooyada Galmudug ka tiri mooshinka la sheegay in laga abaabulayo Qoor Qoor?

Madaxtooyada dowlad goboleedka Galmudug ayaa beenisay in mooshin ka dhan ah Madaxweynaha maamulkaas Axmed Cabdi Kaariye Qoor Qoor laga abaabulayo…

Leave a Comment on Cumar Filish oo mar kale balan-qaaday in todobaad lagu furayo jidadka xiran ee Muqdisho
wax badan sii aqri Cumar Filish oo mar kale balan-qaaday in todobaad lagu furayo jidadka xiran ee Muqdisho

Cumar Filish oo mar kale balan-qaaday in todobaad lagu furayo jidadka xiran ee Muqdisho

Gudoomiyaha Gobolka Banaadir Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) ayaa shaaciyey in ay wadaan qorshihii u dambeeyay ee lagu furi lahaa…

Leave a Comment on Kadib khasaarihii gaaray maanta dadka reer Dhuusamareeb oo qaatay go’aan culus
wax badan sii aqri Kadib khasaarihii gaaray maanta dadka reer Dhuusamareeb oo qaatay go’aan culus

Kadib khasaarihii gaaray maanta dadka reer Dhuusamareeb oo qaatay go’aan culus

Saakay barqadii dab xoog leh oo ka dhashay bakhaarro lagu keydiyo shidaalka ayaa qabsaday dhowr goobood oo ganacsi, kuwaas oo…

Leave a Comment on DF oo Muqdisho ku xirtay Maxamuud Cumar Cadaan iyo ganacsato kale oo la xiriiray Al-Shabaab
wax badan sii aqri DF oo Muqdisho ku xirtay Maxamuud Cumar Cadaan iyo ganacsato kale oo la xiriiray Al-Shabaab

DF oo Muqdisho ku xirtay Maxamuud Cumar Cadaan iyo ganacsato kale oo la xiriiray Al-Shabaab

Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa xabsiga dhigtay ganacsato badan oo Soomaaliyeed, kuwaas Muqdisho ku xiran in ka badan shan maalmood.

Leave a Comment on Wasiir Oomaar oo faahfaahin ka bixiyey khasaaraha diyaarad ku burburtay Aadan Cadde
wax badan sii aqri Wasiir Oomaar oo faahfaahin ka bixiyey khasaaraha diyaarad ku burburtay Aadan Cadde

Wasiir Oomaar oo faahfaahin ka bixiyey khasaaraha diyaarad ku burburtay Aadan Cadde

Sii-hayaha wasiirka gaadiidka iyo duulista hawada Soomaaliya Maxamed Cabdullai Salaad Oomaar ayaa faahfaahin ka bixiyey diyaarad xamuul ah oo saakay…

Leave a Comment on Daawo: Sanbaloolshe oo shaaciyey beesha uu ra’iisul wasaaraha la rabo
wax badan sii aqri Daawo: Sanbaloolshe oo shaaciyey beesha uu ra’iisul wasaaraha la rabo

Daawo: Sanbaloolshe oo shaaciyey beesha uu ra’iisul wasaaraha la rabo

Taliyihii hore ee hey’adda Nabad sugidda Cabdullahi Sanbaloolshe oo hadal ka jeediyey xaflad qado sharaf ah oo siyaasiyiinta beelaha Hawiye…

Leave a Comment on Wasiir Goodax oo sharaxay sababta ay ardayda Muqdisho ugu bateen dhicitaanka imtixaanka
wax badan sii aqri Wasiir Goodax oo sharaxay sababta ay ardayda Muqdisho ugu bateen dhicitaanka imtixaanka

Wasiir Goodax oo sharaxay sababta ay ardayda Muqdisho ugu bateen dhicitaanka imtixaanka

Wasaaradda Waxbarashada Soomaaliya ayaa shalay shaacisay natiijada imtixaanaadka shahaadiga ee dugsiyada sare ee dalka, waxaana hadal heyn iyo shaki weyn…

Leave a Comment on Maamulka G/Banaadir oo shaaciyey in ka badan 20 Shabaab ah iyo qaraxyo lagu qabtay Muqdisho
wax badan sii aqri Maamulka G/Banaadir oo shaaciyey in ka badan 20 Shabaab ah iyo qaraxyo lagu qabtay Muqdisho

Maamulka G/Banaadir oo shaaciyey in ka badan 20 Shabaab ah iyo qaraxyo lagu qabtay Muqdisho

Maamulka gobolka Banaadir ayaa maanta waxa uu faah-faahin ka bixiyey howgallo sacadihii lasoo dhafay ay ciidamada ammaanku ka sameeyeen xaafado…

Leave a Comment on Cali Mahdi “Dowlad fiican hadaan waayo qorigeygii cadaa weli xabadii lagama bixin”
wax badan sii aqri Cali Mahdi “Dowlad fiican hadaan waayo qorigeygii cadaa weli xabadii lagama bixin”

Cali Mahdi “Dowlad fiican hadaan waayo qorigeygii cadaa weli xabadii lagama bixin”

Madaxweynihii hore Cali Mahdi Maxamed oo hadal ka jeediyey shirka beelaha Mudullood ayaa sheegay in shirku yahay shir mudullood oo…