Leave a Comment on Pogba ‘markasta waxa uu u dagaalami doonaa Man Utd’
wax badan sii aqri Pogba ‘markasta waxa uu u dagaalami doonaa Man Utd’

Pogba ‘markasta waxa uu u dagaalami doonaa Man Utd’

Paul Pogba ayaa sheegaya “in wax walba ay caadi u yihiin” isaga iyo Manchester United, waxa uuna ku adkaysanayaa in…

Leave a Comment on Kooxda Liverpool oo xalay ka adkaatay dhigeeda Arsenal
wax badan sii aqri Kooxda Liverpool oo xalay ka adkaatay dhigeeda Arsenal

Kooxda Liverpool oo xalay ka adkaatay dhigeeda Arsenal

Kooxda Liverpool ayaa xalay garoonka ay ku ciyaarto ee Anfeild ku marti galisay dhigeeda Arsenal kulan katirsanaa horyaalka wadanka Ingiriiska.

Leave a Comment on Coronavirus: Taageerayaashu mar dhow ma tegi doonaan garoomada cayaaraha
wax badan sii aqri Coronavirus: Taageerayaashu mar dhow ma tegi doonaan garoomada cayaaraha

Coronavirus: Taageerayaashu mar dhow ma tegi doonaan garoomada cayaaraha

Qorshihii loogu oggolaanayay in taageerayaasha ay tagaan garoomada cayaaraha ee England laga bilaabo 1-da October ayaa laga laabtay.

Leave a Comment on Wasaaradda Amniga oo galabta qaaday koobka kubadda cagta ee hey’adaha DF
wax badan sii aqri Wasaaradda Amniga oo galabta qaaday koobka kubadda cagta ee hey’adaha DF

Wasaaradda Amniga oo galabta qaaday koobka kubadda cagta ee hey’adaha DF

Waxaa galabta magaalada Muqdisho lagu soo gaba-gabeeyay KOOB kubadda Cagta ah oo ay cayaareen dhamaan hey’adaha kala duwan ee Dowladda…

Leave a Comment on Kooxda Arsenal oo markeedii 14-aad ku guuleysatay koobka ugu faca wayn dunida
wax badan sii aqri Kooxda Arsenal oo markeedii 14-aad ku guuleysatay koobka ugu faca wayn dunida

Kooxda Arsenal oo markeedii 14-aad ku guuleysatay koobka ugu faca wayn dunida

Kooxda kubadda cagta ee Arsenal ayaa xalay markeedii 14’aad ku guuleesatay koobka ugu faca wayn dunida ee FA Cup’ka.

Leave a Comment on Faah-faahin: Kai Havertz oo go’aan ka gaaray mustaqbalkiisa (Akhriso)
wax badan sii aqri Faah-faahin: Kai Havertz oo go’aan ka gaaray mustaqbalkiisa (Akhriso)

Faah-faahin: Kai Havertz oo go’aan ka gaaray mustaqbalkiisa (Akhriso)

Da’yarka kooxda Bayer Leverkusen ee Kai Havertz ayaa lagu soo warramayaa inuu go’aan ka gaadhay mustaqbalkiisa iyadoo kooxda inta ugu…

Leave a Comment on Liverpool oo ku tilmaantay wax aan la qaadan karin habkii ay u damaashaadeen taageerayaasheedu
wax badan sii aqri Liverpool oo ku tilmaantay wax aan la qaadan karin habkii ay u damaashaadeen taageerayaasheedu

Liverpool oo ku tilmaantay wax aan la qaadan karin habkii ay u damaashaadeen taageerayaasheedu

Kooxda Liverpool ayaa cambaaraysay hab-dhaqanka qaar ka mid ah taageerayaasheeda oo iskugu soo baxay badhtamaha magaalada markii kooxdu ku guulaysatay…

Leave a Comment on Kadib geeridii Floyd cayaartoyda Liverpool oo sawir fariin ah diray
wax badan sii aqri Kadib geeridii Floyd cayaartoyda Liverpool oo sawir fariin ah diray

Kadib geeridii Floyd cayaartoyda Liverpool oo sawir fariin ah diray

Ka dib geeridii uu ku dhex dhintay saldhig boolis oo ku yaalla magaalada Minneapolis ninka Mareykan Madow ahaa oo lagu…

Leave a Comment on Wafdi ka socda Dowladda oo shir uga qeyb-galaya Burkiina Faso
wax badan sii aqri Wafdi ka socda Dowladda oo shir uga qeyb-galaya Burkiina Faso

Wafdi ka socda Dowladda oo shir uga qeyb-galaya Burkiina Faso

Muqdisho-Somaali24-Gudoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxman iyo wafdi uu hogaaminayo oo xalay ka ambabaxay magaalada Muqdisho…

Leave a Comment on Hoggaanka Ahlusuna oo markale dowladda Soomaaliya ku eedeeyay in ay afduubatay dhismaha maamulka Galmudug
wax badan sii aqri Hoggaanka Ahlusuna oo markale dowladda Soomaaliya ku eedeeyay in ay afduubatay dhismaha maamulka Galmudug

Hoggaanka Ahlusuna oo markale dowladda Soomaaliya ku eedeeyay in ay afduubatay dhismaha maamulka Galmudug

Muqdisho-Soomaali24-War-saxaafadeed saqdii dhexe ee xalay ka soo baxay xaafiiska madaxa xukuumadda  Maamulka Galmudug Sheekh Maxamed Shaakir Cali Xasan kana mid…