Xukuumada Soomaaliya oo soo saartay Go.aan adag oo quseeya shaqalaha Rayidka.

Muqdisho-Soomaali24-Wareegto ka soo baxday xafiiska wasiirka wasaaradda shaqada iyo arrimaha Bulshada ayaa lagu faray wasaaradda Maaliyadda in la hakiyo dhamaan mushaaraadka iyo gunnooyinka shaqaalihii aanan marin madax-tirinta shaqaalaha rayidka dowladda (diiwaangelintii u dambeysay),

si go’aanka ku haboon looga qaato habraacooda shaqaaleysiinta.

Leave a Reply