Xlidhibaan Fiqi ”Indha indha cadays iyo sarcaadin been ah amniga dalka laguma sugi karo’

ayadoo maalmahan ay taagnaayeen doodo iyo murano xoog leh oo u dhexeeya siyaasiyiinta dalka Soomaaliya kuwaa oo ku aadin arimaha amniga dalka ayaa xildhibaan Fiqi oo ka mid ah xildhibaanada mucaaradka ah wuxuu si adag uga hadlay xaaladda amni ee haatan dalka ka jirta.

Xildhibaan Fiqi oo u muuqday inuu si gaar ah farta ugu godayey musuuliyiinta u xilsaaran amniga ayaa yiri ” Indha cadays iyo been laguma sugi karo amniga dalka” taa oo laga dheehan karo inuu ula jeedo in masuuliyiinta amnigu ay shacabka ku marin habaabinayaan been aan jirin.

Halkaan Hoose ka daawo Muuqaalka oo dhamaystiran.

 

Leave a Reply

%d bloggers like this: