XILDHIBAAN SACDIYA DOWLADDA SOMALIA 3 GUDDOOMIYE AYEY ETHIOPIA U GACAN GALISAY

ayadoo maalmihii lasoo dhaafay la hadal hayey in ay ciidanka dowladdu la wareegeen inta badan gobolka gedo ayey xildhibaan sacdiya salaad samatar oo ka tirsan baarlamaanka federaalka soomaaliya maanta maray hadlaysay sheegtay in guddoomiyayaashii luuq doolow iyo beledxaawaba dowladda soomaaliya gaysay magaalada Addis Ababa ee dalka itoobiya halkaasna ay ku xiran yihiin. sidii hadda ka horba qalbidhaqax loo dhiibay

xidhibaan sacdiya ayaa sidoo kale sheegtay in dalka soomaaliya uu galay gacan shisheeye dadka shacabkaana waxay ka dalbatay in arrintaas laga dhiidhiyo.

sidee addis Ababa loo geeyay mawaadin soomaaliyeed oo dowladdiisu xirtay ma muqdisho ayaan la keeni karin cabdirashiid jananba wuu ku xiran yahaye ayey tiri xildhibaan sacdiya.

sidoo kale xariya guddoomiyeyaashan ayaa la xaqiijiyay shalay xilli ay ciidanka itoobiya ugu yeereen

Leave a Reply