Wasiirka Warfaafinta Xukuumadda Soomaaliya  oo xilka iyo Waajibaadkooda shaqo u kala saaray Maareeyaha Tiyaatarka iyo Agaasimaha Hobolada Waaberi.

Muqdisho-Soomaali24-Wasiirka Warfaafinta Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Soomaaliya  Maxamd Cabdi Xayir Maareeye ayaa xilka iyo Waajibaadkooda shaqo u kala saaray Maareeyaha Tiyaatarka iyo Agaasimaha Hobolada Waaberi.

 

Halkan ka akhriso: Shaqo kala Saarid (1)

Leave a Reply