Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta Sare ee Dowlada Puntland oo go’aamisay Waqtiga Rasmiga ah ee lagalayo imtixaanka Shahaadiga ah ee Ardaydooda

Muqdisho-Soomaali24-Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta Sare ee Dowlada Puntland oo go’aamisay Waqtiga Rasmiga ah ee lagalayo imtixaanka Shahaadiga ah ee Fasalada 12aad ee Dugsiga sare iyo Fasalka 8aad ee Dugsiga dhexe ee Puntland.

Hoos ka dalaco Warqada ka soo baxday Xafiiska Wasiirka Waxbarshada ee Dowlada Puntland.

Leave a Reply