Sawirro Ciidanka Soomaaliland oo weeraray Huteel ku yaal Laascaanood

Muqdisho- Soomaali24-Ciidamadda Booliska  Somaliland ayaa la wareegay Hotel Peace oo maanta laga furay Laascanood isla markaana la shudhay calamo uu kamid yahay kan Buluuga 🇸🇴 ee Soomaaliya iyo kan Kenya.

Ciidamadu waxay dhulka dhigeen calamadii dalalka Kenya iyo Soomaaliya sidoo kale waxaa xabsiga loo taxaabay weriyayaal goobta ku sugna si ay utebiyaa daah-furka hotelkan cusub.

Leave a Reply