SAWIIRO-Taliyaha Cusub ee Qaybta Guud Booliiska Galmudug oo xilkii lagu wareejiyey

Muqdisho-Soomaali24-Munaasabad kooban oo xilka uu kula wareegayay Taliyaha Cusub ee Qaybta Guud Booliiska Galmudug General Bishaar Abshir Geedi ayaa goordhow lagu soo Gaban gabeeyay Xarunta Booliiska Galmudug ee Dhuusamareeb .

Munaasabadan waxaa ka qayb galey saraakiil ka tirsan Booliiska Galmudug iyo masuuliyiin uu ka mid yahay Gudoomiyaha Dhuusamareeb ,

Taliyihii hore ee Booliiska Galmudug C/kariin ayaa si rasmi ah xilka maanta u wareejiyay isagoo taliyaha cusub u rajeeyay in uu dhaqaajiyo qorshayaashii uu diyaariyay mudadii uu xafiiska Joogay .

Leave a Reply