Qarax culus oo haatan ka dhacay Magaalada Muqdisho

Muqdisho-Soomaali24-Qaraxan culus Ayaa Daqiiqaddo Ka Hor Waxa uu Ka Dhacey isgoyska Tarabuuka ama dhabarka dambe ee Isbitaalka Digfeer ee Degmada Hodon.
Gaari Ay Sarnayeen Ciidamo Katirsan Kuwa Milatariga Somalia Ayaa Lala Eegtey Qaraxan inkastoo Waxa Khasare Ah Aysan Ka Soo Gaarin Ciidamada Qaraxa La la Eegtey.

laba qof oo shacab ayaa ku dhaawacantay sida ay ii sheeg dad goobjoogayaal ah.

 

Wixii faah-faahino ah la soco.

Leave a Reply