Puntland oo amaro kusoo rogtay Hotellada Gobolka Mudug

Garowe-soomaali24-Guddoomiyaha gobolka Mudug ee maamulka Puntland Axmed Muuse Nuur ayaa amar ku bixiyay in la joojiyo shirarka aan ogolaanshaha ka haysan maamulkiisa ee lagu qabto Gobolka Mudug.

Qoraal ka soo baxay xafiiska guddoomiyaha ayaa lagu amray dhammaan mas’uuliyiinta degmooyinka gobolka Mudug in ay joojiyaan wixii shirar ah oo aan ogolaansho ka haysan maamulka gobolka Mudug.

Amarka kasoo baxay maamulka gobolka Mudug ayaa ku soo aadaya iyadoo maalin ka hor Madaxweynaha maamulkaas uu Garowe ka sheegay in duminta maamulkiisa loo adeegsanayo dhalinyarada ku nool deegaanada maamulka Puntland.

Hoos ka Akhriso Warqadda:-

Leave a Reply