Mid ka mid ah Xubnihii Guddiga Doorashada Galmudug Garabka Xaaf oo is casilay

Muqdisho-Soomaali24-mid ka mid ah xubnihii guddiga doorashada Galmudug  garabka madaxweynaha Galmudug Axmed ducaale glle Xaaf aya iska casilay xilkii loo magacaabay.

Ninkaan ayaa lagu magacaabaa  Bashiir Maxamed Salaad Sanka .

Akhrsio Qoraal uu soo saaray  Siyaasigaan 

Bismillah,waxan halkaan kacadaynaa inaan katagay gudigii dhawaan uu magacabay Madaxwayne Xaaf,Kadib markaan qiimeeyay ama darsay marxalada culus ee Galmudug wajahayso taa oo ah inaysan qaadi Karin khilaaf Horleh,iyo kala qaybin bulshada Galmudug.

Waxaan diyaar u ahay inaan kashaqeeyo wadajirka iyo midnimada bulshada Galmudug si loo helo sharci xooggan oo leh hay’ado sharci oo kashaqeeya hirgalinta nidaamka dowladnimo.

Leave a Reply