Maxay ku heshiiyeen MW Farmaajo iyo uhuro kenyatta?

Go’aamada ku cad shirka jaraa’id ee Madaxweyne Farmaajo iyo Madaxweyne Uhuru;

1. In xiriirka labada dal lagu celiyo sidii caadiga ahayd.

2. Xoojinta xiriirka ganacsiga ee labada dal.

3. Duullimaadka tooska ah ee Muqdisho in dib loogu soo celiyo toddobaad gudahiis.

4. Saraakiisha Dowladda iyo Shaqaalaha Rayidka ah in ay dal ku galka ay ka qaataan Garoomada Nairobi.

cabdinuur maxamed axmed
Agaasimaha Warfaafinta Madaxtooyada

Leave a Reply