Maxaa kajira In Cali Maxamed Geedi Noqonayo Ra,isulwasaaraha Badalayo Kheyre ? (Xog Hoose

Muqdisho-Soomaali24-Maxaa kajira In Cali Maxamed Geedi Noqonayo Ra,isulwasaaraha Badalayo Kheyre ? (Xog Hoose ).

Xoga hoose oon wali suuqa imaan ayaa sheegaysa in Cali maxamed geedi noqon karo badalka Ra,isulwasaare Xasan ali Kheyre ,

Sababta keentay in madaxxweyne Farmaajo raadiyo badalka Ra,isulwaasarihiisa Kheyre ayaa ila hoose kusheegeen in Madaxweynuhu qorsheynayo in fashilka dib udhaca doorashada ee xiligeeda dhaaftay uu dusha usaaro Xasan Cali kheyre ,intaa kadibna baarlamaanka uu ka dalbado madaxweynuhu hal sano oo dheeraad ah si arimaha doorashada uu udiyaarsho.

Ma cada sida damaca madaxweyne faramaajo ku dhaqan gali karo ee ah inuu meesha ka saaro Ra,isulwasaare Kheyre balse waxaa macquul noqon karo isku day kasta oo Madaxtooyadu qaado ..

Leave a Reply