Madaxweynayaasha maamulada Koonfur Galbeed iyo Hirshabeelle oo Baydhabo uga furmay Shir ay uga arinsanayaan fatahaaadaha.

Muqdisho-Soomaali24-Madaxweynayaasha maamulada Koonfur Galbeed iyo Hirshabeelle oo Baydhabo uga furmay Shir ay uga arinsanayaan fatahaaadaha.

Waxaa maanta Magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay ka Furmaayo  shir ay kawada qeybgalayaan Madaxweynayaasha Maamulada Koonfurgalbeed Soomaaliya,iyo kan Hiirshabeelle .

Shirkaan ayaa waxaa looga hadlayaa qodobo ay ka mid yihiin  sida looga hortagi karo dhibaatooyinka ay geystaan fatahadaha wabiga shabelle ay ka sameeyaan Deeganada labadaan Maamul.

Leave a Reply