Kiisas Badan oo ah corono virus oo laga helay gudaha dalka

Muqdisho-Soomali24-Wasaarada Caafimaadka Soomaaliya ayaa xaqiijiyay kiisas gaaraya 71qof oo laga helay corono virus.

Dadka xanuunkaan laga helay ayaa kala joogo  Jubbaland: 46 Benadir: 17 Puntland:  Somaliland: 2

Dadka cudurkaan laga helay ayaa kala ah.

24saac ee udanbeesay xanuunkaan waxaa u dhintay 2 qof.

> Lab: 52
> Dhedig: 19
> Bogsasho: 10
> Dhimasho: 2
——————————–
> Tirada Guud Laga Helay: 1,573
> Bogsashada Guud: 188
> Dhimashada Guud: 61

Leave a Reply