Kiisas badan oo ah corono virus oo laga helay Dalka

Muqdisho-Soomaali24-Wasaarada caafimaadka Xukuumada Soomaaliya ayaa shaaca ka qaaday kiisas gaaraya 73 qof oo laga helay corono virus.

Dadka xanuunkaan laga helay ayaa kala jooga Koonfur Galbeed,Puntland,Soomaaliland,iyo gobolka Banaadir.

Tirada Guud dadka Laga Helay xanuunkaan soomaaliya ayaa gaartay 1,357

Hallka dhimashada ay mareysa 55 ruux.

Leave a Reply