Kenya oo xudduuda soomaaliya gudaha usoo gashay 476 KM

Baarlamaanka dowladda federaalka soomaaliya oo maanta warbixin ka dhegaystay guddiga xuduudaha soomaaliya ayuu guddigu uxaqiijiyey inay KENYA kusoo xadgudubtay dhulka soomaaliya.

guddiga xudduudaha ayaa sheegay inay kenya gudaha usoo gashay dhulka soomaaliya masaafo dhan 476 KM

Leave a Reply

%d bloggers like this: