Hugaamiyaha Ahlusuna oo la rabo in la xiro,Al-shabaab oo dilay Dad Kenyaan ah,iyo bandow saaran Dhusamareb

Muqdisho-Soomaali24-Hugaamiyaha Ahlusuna oo la rabo in la xiro,Al-shabaab oo dilay Dad Kenyaan ah,iyo bandow saaran Dhusamareb

Macalin Maxamuud Sheekh Xasan Faarax Hogaamiyaha guud ee Ahlu Sunna oo ka hadlayay Munaasabad ka dhacday Magaalada Dhuusamareeb ayaa waxa uu ka hadlay Xaaladda Amni ee deegaanada Galmudug

hoggaamiyaha ayaa waxaa uu sheegay in falal  liddi ku ah Amniga ay mudooyinkii dambe  kusoo kordheen Magaalada Dhuusamareeb, iyada oo ay ku sugan yihiin Ciidamadii gacanta ku hayay mas’uuliyadda Ammaanka magaaladaasi

Leave a Reply