Guddiga doorashada galmudug oo soo saaray sharuudaha laga rabo xildhibaanka utartamaya gudoonka Baarlamaanka Galmudug.

Muqdisho-soomaali24-Guddiga Doorashooyinka Guddoonka Baarlamaanka 2aad ee Galmudug oo shaaciyay Shuruudaha Xilalka Guddoonka Baarlamaanka Galmudug.

 

Jimcaha soo socda ee tudabaadkaan ayaa lafilaya in dhusamareeb ka dhacdo doorashada gudoonka Baaramaanka Galmudug.

Waxaana xilkaan u taagan musharixiin ay kala wataan mucaraadka Iyo xukuumada Soomaaliya.

Leave a Reply