Erdogan oo arrin lugu qoslo kala kulmay Donald Trump.

Madaxweynaha Turkiga Rejab tayib edogan oo dhiggiisa maraykanka kula kulmay aqalka cad ayaa arrin lugu qoslo kala kulmay halkaas.

madaxweynayaasha turkiga iyo maraykanka oo waxyaaba badan ka wada hadlay ka dibna saxaafadda si wada jira ugula hadlay aafaafka hore ee aqalka cad

ayaa intii ay shirka ku jireen Donald Trump wuxuu wacday shan qof oo ka tirsan congress-ka maraykanka si ay ula doodeen Erdogan oo uu ku tuhunsanaa aftahanimo uusan ubirdhigi karin.

xubnaha sanadka ayaa waydiiyay Erdogan su’aalo ad adag oo ay ka mid yihiin dagaalka uu turkigu ku qaaday kurdiyiinta laakiin madaxweynaha turkiga ayaa weydiiyay Trump waa maxay qoladan baarlamaanka ka socota ood iigu yeertay laakiin umuusan jawaabin.

sidoo kale mar meel fagaaraa labada madaxweyne su’aalo lugu weydiinayey ayey xilligii Erdogan su’aashu kusoo aaday waxaa gacmaha taagtay dad badan oo boqolaal qof ah.

balse Donald Trump ayaa madaxweyne Erdogan yiri adigu dooro qofka aad jeceshahay inay su’aasha ku weydiiso laakiin Erdogan wuxuu qofkii ha iweydiiyo kadibna Trump ayaa yiri waxaa kaliya su’aasha weydiin karo qof dalka turkiga jecel waxaana ugu dambayntii su’aasha la siiyay gabar kasoo jeedda dalka turkiga.

Leave a Reply