Dhageyso Weerar dil iyo dhaawac loogu geestay askar ka tirsan Ciidanka Puntland oo ka dhacay Bosaaso

Muqdisho-Soomaali24-Weerar dil iyo dhaawac loogu geestay askar ka tirsan Ciidanka Puntland oo xalay ka dhacay Magaalada BosaasoMuqdisho

Wararka ka imaanaya magaalada Boosaaso xarunta gobolka Bari ayaa sheegaya in weerar sababay dhimasho iyo dhaawac uu xalay ka dhacay magaaladaas, kaddib markii gaari ay saarnaayeen ciidamo ka tirsan Daraawiishta Puntland la rasaaseeyay.

Dablay hubesan  ayaa la sheegay in rasaas ku fureen gaari yar oo ay wateen Ciidamo ka tirsan daraawiishta Puntland oo marayay agagaarka Isgoyska Nedko

Wararka ayaa intaa ku daraya in hal askari uu ku geeriyooday rasaasta, halka mid kale dhaawacmay, inkastoo la sheegayo in dhaawaca uu yahay labo askari.

 

Leave a Reply