Dhageyso In ka badan 20 qof oo ku geeriyootay dagaal maanta markale ka dhacay Gobolka Mudug

Muqdisho-Soomaali24-In ka badan 20 qof oo ku geeriyootay dagaal maanta markale labo Maleeshiyo beeleed ku dhex-maray Degaanka Towfiiq ee Gobolka Mudug

Xukuumada Soomaaliya iyo Madaxweynihii hore ee Galmudug Cabdikariin Guuleed oo ku baaqay in la joojiyo dagaal ka socda Gobolka Mudug

 

Leave a Reply