DEG-DEG-Qarax culus oo ka dhacay Ceelasha Biyaha

Muqdisho-soomaali24-Qarax ayaa hada kadhacay sida  la sheegaayo deegaanka Ceellasha biyaha ee gobolka shabeelada hoose.qaraxaan ayaa Lala eegtay Ciidamo kartirsan doowlada oo kusocday wadadaasi.

Halka uu qaraxa ka dhacay ayaa waxaa soo gaaray ciidamo ka tirsan Dowladda. Waxaana la maqlayaa rasaas.

Qasaaro ayaa jira sida la sheegaayo wixii ku soo kordha waad maqli doontaan.

Leave a Reply