Dagaal culus oo ka socda Gobolka Galgaduud

Muqdisho-Soomaali24-DEG_DEG-Dagaal xoogan oo uu dhaxeeya Maleeshiyo beeleedyo ayaa hada kasocda deegaanka Miirxeeley ee gobalka galgaduud waxaana lasoo sheegayaa in laba ruux uu haatan dhaawac kasoo gaaray dagaalka.

Dagaalka ayaa yimid kadib is fahan waa soo kala dhexgalay Labada dhinac iyadoona sida wararku sheegayan Laisku hayo dulbeereed kuyaala deegaanka.

Dadka deegaanka ayaana Cabsi Lasoo daristay iyagooba qaarkood kaqax deegaanka.

Leave a Reply