
Muqdisho-Soomaali24-Maxkamada Ciidamada qalabka sida ayaa maanta soo gabagabeesay eedo loo heesto xubno katirsan Al-shabaab kuwaa o iskugu jiray Rag Iyo Dumar Tiro ahaana garaaya afar qof 3 ragg ah iyo Hal qof oo dumur ah.
Eedesanayashaan ayaa lagu kala magacaabaa Maxamed Xaaji Axmed , Saalim Saciid Maxamed, Axmed Maxamed Haashim iyo Faadumo huseen cali cadaawo .
Xubnahaan ayaa loo hestaa in ay ka danbeeyeen dilal loo geystay saraakiil katirsan ciidamada Booliska Milatariga Iyo dad shacab ah iyo kuwa Basaasi jiray dadka ay doonayan in la dilo .