DAAWO-Ciidamadii Al-shabaab soo afjari lahaa oo laga keenay turkiga iyo halka la Geenayo oo la ogaaday.

Muqdisho-Soomaali24-Wasiirka Gaashaandiga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xasan Cali Maxamed iyo Taliska ciidanka Militariga oo ay wehliyaan taliska xarunta tababarada ciidamada ee Turki-Som ayaa gelinkii dambe ee shalay garoonka diyaaradaha  Aadan Cadde ku soo dhaweeyay cutubyo ka tirsan kumaandooska Soomaaliya oo tababar gaar ah ku soo qaatay dalka Turkiga.

Askartaan oo tiro ahan garaya Boqolal ayaa la sheegay in ay door weyn ay ka qaadan doonaan dadaalada Dowladu ay dooneyso in ay ku xasiliso  gudaha dalka soomaaliya

Leave a Reply