
Muqdisho-Soomaali24-Booliska magaalada Gaarisa ayaa bilaabay baaritaan ay ku raadinayaan labo ruux oo la rumeysan yahay in ay afduub u geysteen rag loo maleynayo Dagaalamaayasha Al-Shabaab.
Labada Nin ee la afduubtay ayaa waxaa lagu kala magacaabaa Abdulahi Isaack Harun iyo Abdi Hassan Ilkaase.
Booliisku waxay sheegeen in labada nin ay doonyo ku aadeen Liboi laakiin markii ay soo gaareen Wardeglo Dam ay weerar ku soo qaadeen rag loo maleynayo in ay ka tirsan yihiin Al-Shabaab, islamarkaana waxaa la sheegay in loo soo ka xeeyay Soomaaliya.
Halkan ka DAAWO Xog intaa kabadan .
Fadlan Subscribe dheh.