Ciidamo kawada tirsan puntlan oo ku dagaalamay Magalada Boosaaso

Muqdisho-Soomali24-Wararka aan ka heleeno Maagalada Boosaaso ee xarunta gobolka bari ayaa sheegaya in xalay magladaasi o uu ka dhacay dagaal aad u xoogan.
Dagalkaan yaa u dhaxeeyay ciidamo kawada tirsan maamulka puntlan .

Labada dhinac ayaa intii uu dagaalka socday waxaa y isku adeegsadeen hub aad u culus.

Hubka labadaan dhinac ay isku ridayaan ayaa laga maqlaayay xafadaha ay ka koobanataahya magalada Boosaaso.

Ciidamadaan Boosaaso ku dagalmaya ayaa ka kala tirsan kuwa madaxtooyada iyo kuwa ay tababareen imaaradka carabta.

Dagaalkaan ayaa sigaar ah uga dhaacy xarunta shirkada dp world ay ku leedahay bartmaha magalada boosaaso.

Warar aya sheegaya in taliyaha ciidankan imaaraadka tababartay madaxweyne dani uu xilka ka qaaday balse uu ka biyada diiday dhankiisa xilka qaadista
Qasaaro ayaa la sheegaayaa in uu ka dhashay dagaalkaasi balse lamahayo xaqiqida dhabta ah .

Masuuliyiinta maamulka puntland iyo saraakiisha ciidamada wali kamahadal dagaalkaan

Leave a Reply