
Muqdisho-Soomaali24-Faa-faahino dheeraad ah ayaa laga helayaa Dil xalay Magaalada muqdisho loogu geystay wiil dhalin yaro ahaa darawalna mooto bajaaj ka ahaa.
Dilkaan ayaa sigaar ah uga dhacay Bar Contorl oo laga galo xeebta Liido ee dagmada Abdicasiis ee Gobolka Banaadir.
Goobjogayaal nala hadlay ayaa inoo sheegay in askari katirsan ciidanka booliska uu si barer ah u dilay wiilkaan ka xeenaayay mooto bajaajta.
Wararka qaar an helnay ayaa sheegaya in ciidamo nabad sugid ah oo dharcad ah iyo ciidamo boolis ah oo ku sugnaa barta Control ee laga galo xeebta dagmada Cabdicassis ay iswederal sadeen rasaas kadib is fahmi waa soo galay labaad dhinac taana ay kentay dhimashada wiilkas darawalka ahaa
Saraakiil ciidan ayaa gaaraty halka uu dilka ak dhacay kadib mudo uu meydka marxuumka yaalay gobta lagu dilay .