Muqdisho-Soomaali24-Maxkamada ciidamada qalabka sida qeybta 60aad ayaa maanta waxa ay xukuno ku riday rag lagu eedeeyay ka mid ahaanshiyaha Al-shabaab.
Muqdisho-Soomaali24-Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha ee Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa kala diray Rugta Ganacsiga Gobolka Banaadir, maalin kaddib markii…