Biriq Dad ku dishay deegan ka tirsan gobolka Bay

Inta la ogyahay hal qof ayaa ku geeriyooday, halka sedex kale ay ku dhaawacmeen, kadib markii ay biriq soo dhacday ay dad  ku dishay deegaan lagu magacaabo Kanaanax oo ka tirsan gobalka Bay.

Arintan ayaa ka dambeeysay kadib markii Saacadaihii ugu dambeeyay uu Roob ka da’ayay degmooyin ka tirsan Gobolka Baay.

Roobka Go’ga ayaa ka curtay deegaano hor leh oo ka tirsan Gobalada dalka, iyadoona dadka iyo duunyada ay ku diirsadeen Roobkii da’day.

Gobalada dalka ayaa maalmihii dambe waxaa laga dukanayay salaad roob doon ah, iyadoona alle laga baryayay inuu umada Soomaaliyeed dhibaatada ka dulqaado.

Leave a Reply

%d bloggers like this: