Banaabaxyo Rabshado Wato Ayaa ka socoda dalka South Africa

Muqdisho-Soomaali24-Banaabaxyo Rabshado Wato Ayaa ka socoda Degaano hoos yimaado Port Elizabeth P E South Africa

Ganacsatada Somalida Ee Halkaas Ganacsiga kuleh ayaa waxaa looga digay inay Lasocdaan Oo ay Feejignadaan Goobaha Hada wax ka socdaan Waxaa kamida Maadaweel

Waa yaab gobolka eastern cape rabshado ayaa hada ka socdaan halka gobolka western cape caasimadiisa cape town na looga dabaal degaayo 14 February maalinta jaceylka aduunka

Leave a Reply