Akhriso Dowladda Soomaaliya oo shaacisay in la fasaxay dhamaan shaqaalaha Dowladda maalinta sabtida ah

Muqdisho-Soomaali24-Dowladda Soomaaliya oo shaacisay in la fasaxay dhamaan shaqaalaha Dowladda maalinta sabtida ah.

Ujeedada Fasaxa Shaqaalaha Dowladda Soomaaliya ayaa ah xuska dhalashada Nabigeena #Muxammed (NNKH) oo ku beegan 12ka Bisha Mowliid maalinnimada sabtida.

Akhriso

Leave a Reply