waxyaabihii ugu danbeeyey
Midowga Musharaxiinta oo war cusub ka soo saaray isku dhacyadii Muqdisho
Golaha Midowga Musharaxiinta Soomaaliya ayaa si weyn u cambaareeyey weerarkii lagu qaaday banaanbaxyada ay soo abaabuleen, iyagoo mas’uuliyadda wixii Muqdisho…
Muqdisho: Hakad ku yimid duullimaadka qaar ka mid shirkadaha caalamiga ah
Shirkadaha duullimaadyada Turkish Airline, Uganda Airlines iyo Ethiopian Airlines ayaa hakiyay duullimaadyadii ay maanta ku imaan lahaayeen magaalada Muqdisho ee…
Xog: Shaxda isbaheysi qarsoon oo bixiyey amarka weerarkii murashaxiinta
Ilo muhiim ah oo katirsan sirdoonka soomaaliya ayaa kashifey xogo xasaasi ah oo kusaaban weeraradii lala beegsadey midowga musharaxiinta iyo…
Ciidanka xoogga dalka oo Al-Shabaab kala wareegay deegaano ka tirsan SH/Dhexe
Wararka ka imaanaya gobolka Shabeelaha Dhexe ayaa sheegaya in saacadihii lasoo dhaafay ciidamada Xoogga dalka ay howl-gallo ballaaran oo ka…
Dowlada Itoobiya oo lagu eedeeyay in dad rayid ah ay dishay dagaalkii Tigray
Hay’adda xuquuqda aadanaha ee Human Rights Watch ayaa sheegtay in ciidamada federaalka ee Itoobiya ay sida muuqata duqeyn aan kala…
DF Soomaaliya oo ku adkeysatay in shirka 15-ka bishan uu ka dhacayo Garowe
Wasiirka warfaafinta xukuumadda mudo xileedku ka dhamaaday ee Soomaaliya Cismaan Abuukar Dubbe ayaa mar kale ku celiyey inay muhiim tahay…
Duqeyn lagu laayey dad shacab ah oo caruur u badan oo ka dhacday Saakow
Wararka ka imaanaya Degmada saakow ayaa sheegaya in duqeymo ka dhacey halkaasi ay waxyeelo ba’an kasoo gaartey caruur iyo dad…

Xog: Beesha caalamka oo soo faro-gelisay mooshin muddo kororsi ah oo ka socda Muqdisho
Qorshe ay xildhibaano ka tirsan labada gole ee baarlamaanka Soomaaliya ku diyaariyaan mooshin muddo kordhin ah ayaa waxaa soo faro-geliyey beesha…
FIQI oo war kasoo saaray weerarkii Dhuusamareeb
Wasiirka Amniga ee maamulka Galmudug, Axmed Macalin Fiqi ayaa markii u horeysay faah-faahin dheeriya ka bixiyey weerarkii ay xalay dagaalyahano…

Xog: Cadeymo muujinaya cida dishay Jeneraal Galaal oo loo gudbiyey madaxweyne Farmaajo
Todobaadkii lasoo dhaafey weerar ay fuliyeen dagaalamayaasha Alshabaab oo bartilmaameedkiisu ahaa Hotel Afriik ee magaalada Muqdisho ayaa dhaliyey qasaara nafeed…